Xukun lagu riday Rag Walaalo ah oo loo heystay dilka Guddoomiye Degaan
By isxaaq Rashiid Maxkamadda sare ee Ciidamadda Qalabka sida ayaa xukuno kala duwan kasoo saartay kiiska Daadir Cali Cusmaan & Cabdullaahi Cali Cusmaan oo loo heysto dilka Marxuum Xuseen Xasan Mool-gale oo ahaa guddoomiyihii deegaanka Mareereey ee gobolka Sh.dhexe, falkaasi…