Wararkii ugu dambeeyay madaafiic lagu garaacay Laascaanood + Khasaaraha
by abdinajib abdullahi Laascaanood (Boundless media) – Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar loo adeegsaday madaafiic oo ay maanta ciidamada milatariga Somaliland ku qaadeen qaybo kamid ah gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Mid kamid ah dadka deegaanka…