Urur bulsho oo ka soo horjeestay xilka agaasimaha NIS ee loo magacaabay Nuurdiin Xaaji
by abdinajib abdullahi Nairobi(Boundless media)_Ururka qaran ee hufnaanta ee NIA ayaa ku goodiyey inuu maxkamadda u gudbin doono dacwad uu uga soo horjeedo in agaasimaha waaxda dacwad oogidda dalka Nuurdiin Xaaji uu la wareego xilka uu dhawaan u magacaabay madaxweynaha…