DEG DEG: NISA oo dekedda iyo garoonka Muqdisho ku qabatay saanad loo waday Shabaab
By Abdinajib Abdullahi Muqdisho (Boundless media) Taliska Hay’adda Nabad Sudigida Sirdoonka Qaranka ee NISA oo howlgal culus qaaday ayaa gacanta ku dhigay agab iyo saanad ciidan oo loo qaday kooxda Al-Shabaab, kuwaas oo laga soo dajiyat dekedda weyn ee Muqdisho…