skip to Main Content

Dibadda Kenya Alfred Mutua : Africa illaa hadda silsiladaha Gumeystaha baa maskaxda ugu xiran.

By isxaaq Rashiid Dibadda Kenya Alfred Mutua : Africa illaa hadda silsiladaha Gumeystaha baa maskaxda ugu xiran.

”Mas’uul African ah marka uu booqan rabo dalka Yurub ku yaalla waa sida isagoo la dhahay Maroodi Caano kasoo lis, sida loogu adkeeyo Fiisaha”.

 

”Marka Mas’uul Yurub ka socda soo booqanayo Africa, waa sidii usoo usoo baxay lugu baxsi Xeebta dalkiisa oo shaah kasoo cabayo, sida aan ugu fududeyno awgeed”.

 

Qofka Afrikaanka ah marka gudaha Africa u safrayo waa sidii isagoo lagu yiri Yaxaas usoo cadeey [Brush], maxaa yeelay ”Way noo yimaadeen, way nakala qeybiyeen, waxay noo sheegeen in midba midka kale ka fogaado, way nagu dhex jiraan, Dhexdeena ayay ka macaashaan”

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top