Skip to content

Magalada Garissa ee Xarunta Gobolka Waqoyi Bari Waxa Kadhacay kulamo siyasaded oo iska so horjeedo kuwas oo ku aadan mamulka jubbaland,

  1. By Ayanle Dhiire (Boundless Media)

Magalada Garissa ee xarunta gobolka waqoyi Bari kenya waxaa Kadhacay kulamo siyasaded oo iska soo Horjeedo kuwas oo Kuwajahan Mamul Gobboleedka Jubbaland ee Dalka Somalia,
Kulamadan Aya imanaayo Kadib Markii uu Horrantii Asbuucan Gaaray magaladas Musharax Madaxweyne Abdi Ali Rage oo Sheegay in uu Halkas u tagay In Uu wadatashiyo La yeesho Rerkiisa,

”Wixii intaas kadambeyay waxa Abdi Ali Raage laga Hor istaagay kulan oo rabay in uu la Qaato Qaar Kamida Belaha dego halkas waxaa Ayna Warbaahinta Boundless Media Heshay Xogtan isla wakhtigas Malmo kadib Qaar Kamida Ah Odayasha Dhaqanka Ee gobolkas Oo Shir Jaraaid Qabtay Aya Sheegay In Aynan Marnaba Aqbali Donin In Kulamo Siyasaded oo Loogaso Horjeedo Mamulka jubbaland Aan lagu qaban kariin Magalada, Inkasto Xogaha aan helay Ay caddeynayaan in Dhaman kulamadii Ay U Qabsoomeen Musharax Raage Ayu hadana Arrimahan waxaa uu ku eedeyay Mamulka Jubbaland Asago Sheegay in Uusan U joojin Donin Wax walba oo Kaga Imaado Dhinaca Mamulkas,

Ila Hada lama hayo cidda kadambeysay in lahor istaago kulankas Madama Ay wax caadiya ka ahaayeen magaladas Kulamada noocaan Ah iydo Ay inta Badan siyasinta kaso jeedo mamulkas Ay halkasii tagaan!

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top