skip to Main Content

Maxkamada Sare ee Maraykanku waxay ka soo horjeedsatay sogalaytiga raadinaya kaarka cagaarka

Maxkamada Sare ee Maraykanku waxay ka soo horjeedsatay sogalaytiga raadinaya kaarka cagaarka.

Maxkamada sare ayaa si aplabiyad leh u go’aamisay isniinta in muhaajiriinta loo ogalaaday in ay si ku meel gaadh ah usii joogi karaan mareykanka sababo bani’aadanimo awgeed lakin aysan codsan karin kaarka cagaarka hadii ay dalka ku soo galeen si sharci daro ah.

Qaadi Elena Kagan ayaa waxay dhahday hadii aad joogto dalka waxaad heli kartaa T.P.S. xaladaas ayaa ka ilaalinaysa ka saarista wadanka waxayna u oggolaanaysa inay halkaan ka shaqeeynayaan ilaa inta ay jirto sharciga T.P.S.

Waxayna ku dartay hadii lagu siiyay sharci shaqo iyo inaa dalka lagaa saari karin ma’ahan inaad helayso sharciga daganaadho waayo si sharci daro ayaa dalka ku soo gashay.

Wixii soo kordha kala soco bartanada bulshada BoundlessMediaSomali.

Back To Top