skip to Main Content

Muwaadin Soomaaliyeed oo toogasho ka geystay Magaalo katirsan dalka Mareykanka

By isxaaq Rashiid Degaan u dhaxeeya Magaalooyinka Colombus iyo Jikako ee dalka Mareykanka ayaa waxaa toogasho ka geystay Muwaadin Soomaaliyeed kadib markii uu weeraray Goob ay ka dhisan yihiin Teendhooyinka ayna degan yihiin Dadka aan guryaha heysan oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib.

Inta la xaqiijiyay muwaadinka Soomaaliyeed ayaa weerarka kudilay Nin Madow ah halka uu dhaawacay Nin Cadaan ah oo kamid ahaa dadka degan Goobtaas.

Wararka aya waxaa ay intaasi kudarayaan in uu Goobta ka baxsaday Ninka falkaasi geystay, waxaana gaaray oo baadi goob ku haaya Ciidamada Booliska Mareykanka

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top