By isxaaq Rashiid Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Ibraahim Barre oo ku sugan degmada Walanwyen…
Ra”iisulwasare kuxigenkii itobiya oo is casilay
By Ayanle Dhiire
Raysal-wasaare ku xigeenkii dalka Itoobiya ahaana wasiirkii arrimaha dibadda ee xukuumadda Abiye Axmed, Mr Demeke Mekonnen ayaa si rasmiya isaga casilay xilkiii uu hayey tan iyo sannadkii 2020, sida ay baahisay AddisStandard labada xilba wuu iska casilay.
Is casilaadda wasiirkan ayaa ku soo beegmaysa xilli uu kacdoon xooggani ka jiro gobolka uu ka soo jeedo ee Amxaarada, iyadoo lagu baddalay Agaasimihii Hay’adda Sirdoonka Itoobiya Temesgen Tiruneh.
This Post Has 0 Comments