by isxaaq Rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan…

Raisal wassare rooble oo garay magalo xeebedka dalka kenya
by abdinajib abdullahi
Madaxweynaha dalka kenya Uhuru Kenyatta ayaa aqalka madaxtooyada State House ee magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ku qaabilay ra’iisul wasaaraha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Maxamad Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayay.
Waxaa lagu wadaa inay yeeshaan wada-hadal laba geesood ah iyagoona diiradda saari doono danaha labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya.
This Post Has 0 Comments