By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u…
Xerada nabada ayaa markii ugu horaysay marti galisay caruurta Maine oo kaliya
Masiibada xerada darteed fadhiga xerada nabada ee Otisfield oo bilaabmatay isniintii ayaa loogu tala galay dhalinyarada Maine oo kaliya.
Subaxnimadii ugu horaysay ee xerada aya 70 dhalinyar ahi oo xidhan maryaha buluuga iyo cagaarka ee astaanta nabada aya iskuguso baxay garoonka.
Halkaas oo inkabadan 7,000 oo xerooyin kala duwan ee aduunka kakala yimid, si ay uga hadlaan kala qayb sanaanta iyo sidii loo heli lahaa meelo lawadaago.
Xagaagan waa markii ugu horaysay ee taariikhda 28 ka sano uu kaamku sigaara kalfadhigan u siinayo dhalinyarada Maine.
Asal ahaantii waxaa xeradan loo aas aasay inla keeno dhalinyarada reer Falastiin iyo Israil siloo helo aragtiyo isku mida, balse masiibada coronavirus aya xirtay xerada Otisfield sanadii lasoo dhaafay walina suurtagal uma aha in ay ardaydu usoo safraan Maine sababo la xiriira xayiraadaha Covid-19.
Maamulaha xerada Spancer Traylor abuurista xero cusub “ Maine waxay leedahay taariikh murugaan” ayuu yiri , dadka kala duwan ee meeshan jooga umasoo dhaweeyaan sida dadka kale loosoo dhawayn jiray.
Intaad halkan joogto fikradahaas aan la taaban karin waxay isu badali doonaan kuwo la taaban karo.
Markaad xerada ka baxdo waxaad noqon doontaa Nabad, waxaad noqon doontaa hogaamiye, waxaad noqon doontaa cadaalad, dareenkaas noqoshadu wuxuu ka bilawdaa adiga” waxa tiri Danielle Whyte.”
This Post Has 0 Comments