By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u…

Agaasimihii shirkadda korontada ee dalka kenya oo is casilay
By abdinajib Abdullahi
waxaa xilkii uu hayay iska casilay Bernard Ngugi oo ahaa agaasimaha guud ee shirkadda korontada wadanka ee Kenya Power.
Labo sano ka hor ayay ahayd markii jagadan loo magacaabay.
Waxaa tallaabada uu Ngugi isku casilay warbaahinta u xaqiijiyay wasiirka wasaaradda tamarta Charles Keter isagoo sheegay inuusan wax sabab ah la wadaagin.
Guddiga maamulo shirkaddan ayaa agaasimaha ku meel gaarka ah u magacaabay Rosemary Oduor oo qaabilsanayd maareynta adeegyada ganacsiga iyo iibka ee shirkadda.
This Post Has 0 Comments