Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay muqdisho
Ciidamada dowladda ayaa xalay howlgallo waxey ka sameeyen degmooyin ka tirsan gobolka banadir howlgalada Ayaa waxa laga fuliyay degmooyinka howlwadaag iyo deyniile waxana lagu soo qabqabtay dad dhalinyaro u badna Saraakisha howlgalka hogaamineysay ayaa sheegay in ujeeddu uu ahaa la…