Dagaal Sababay Dhimasho iyo dhawac oo ka socda Xadka Hiiraan iyo Sh.Dhaxe
By isxaaq Rashiid Wararka naga soo gaaraya degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaal beeleed uu haatan ka socdo xadka ay wadaagaan gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha dhaxe. Dagaalka ayaa lasoo warinaya inuu geystay khasaaro dhimasho iyo dhawac leh…