Maamulka gobolka banaadir iyo bulshada deyniile oo iska kaa shanaya dhismaha waddo muhiim ah
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax dhigay Waddo dhexmarta Degmada Dayniile gaar ahaan waaxda Oodweyne oo ay dhismaheeda iska kaa shanayaan Bulshada deegaanka iyo Maamulka Gobolka Banaadir. Dhagax dhigaan ayaa waxaa goob joog…