PUNTLAND oo garoonka Garoowe ku celisay ergeyga madaxweyne Xasan + Sababta
by abdinajib abdullahi Garoowe (Boundless media) – Wararka laga helayo magaalada Garoowe ayaa sheegaya in maanta ciidanka amaanka ee dowlad goboleedka Puntland ay is hortaag ku sameeyeen, Khadar Cabdiraxmaan Faroole oo ah ergeyga madaxweyne Xasan Sheekh ee ganacsiga iyo maal-gashiga…