Wararkii ugu dambeeyey qaraxyo ciidamo KENYA lagula beegsaday Jubbada Hoose
By Abdinajib Abdullahi Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in qaraxyo nooca miinada dhulka lagu aaso lagula eegtay ciidamo ka tirsan kuwa Kenya ee qaybta ka ah howl-galka AMISOM ee Somalia. Qaraxyada oo is xig-xigay, isla-markaana ahaa…