Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay aagga Villa Baydhaba ee Muqdisho + Khasaaraha
Qarax is-miidaamin ah ayaa ka dhacay meel ku dhow inta u dhaxeysa Isbitaal Media iyo Villa Baydhaba ee magaalada Muqdisho, sida ay xaqiijiyeen goobjoogeyaal iyo ilo-wareedyo amni. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa waxaa ku yaalla xarumo ay degan yihiin…