Kenya oo tallaalka COVID19 ka heshay Ingiriiska
by abdinajib abdullahi Waxaa xalay wadanka kenya la soo gaarsiiyay 407,000 oo ah daawooyinka tallaalka ee cudurka COVID19 gaar ahaan nooca loo yaqaano AstraZeneca-Oxford . Daawooyinkan waxaa Kenya ugu deeqday boqortooyada Ingiriiska. Tani ayaa tirada guud ee tallaalka ilaa iyo hadda…
Ingiriiska oo dib u dejin u sameeynaya 20,000 oo ah qaxootiga Afghanistan
By abdinajib abdullahi Boqortooyada Ingiriiska ayaa shaacisay inay qaabili doonto 20,000 oo ah qaxooti dhalasho ahaan ka soo jeedo wadanka Afghanistan. Tani ayaa qayb ka ah barnaamijka dib u dejinta ee mudnaanta koowaad lagu siinaya haweenka, gabdhaha yaryar iyo kooxaha…
Turkiga iyo dhinacyada Afghanistan oo wada hadlaya
by abdinajib abdullahi Dowladda Turkiga ayaa guda gashay wada- hadallo ay la yeelanayso dhinacyada isku haya maamulka dalka Afghanistan. Wasiirka arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu ayaa xaqiijiyay in kooxda Taalibaan ay qayb ka tahay wada xaajoodka. Waxaa uu sheegay…
Nuurdiin Xaaji oo amray in la soo xiro boolis lagu eedeyay inay labo wiil ku dileen Embu
By Abdinajib abdullahi Agaasimaha waaxda dacwad soo oogidda dalka kenya Mr. Nuurdiin Xaaji ayaa soo saaray amar lagu soo xiraya 6 sarkaal oo ka mid ah ciidamada booliska ee wadanka. Askartan ayaa lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dil dhawaan loogu…
Talibaan oo ku borrisay haweenka inay kusoo biiraan dowladda ay dhisi doonto
by Abdinajib abdullahi Sarkaal ka tirsan kooxda Taalibaan ayaa ku boorriyay haweenka inay ku soo biiraan dowladda ka dib markii kooxda fallaagada ay la wareegeen xukunka. Waxaa uu sheegay in Imaarada Islaamka ay oggoleyn in haweenku noqdaan dhibbanayaal. Waxaa uu…