Dr Abdullahi ali barre oo war ka soo saaray maamulka cusub ee waqooyi Bari
Magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa xalay noqotay xarunta rasmiga ah ee maamul cusub oo dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay ku dhawaaqday, looguna magac daray Maamulka Waqooyi Bari Somalia. Maamulkaan cusub ayaa ka kooban afar gobol oo kala ah…