Hawlgal laga sameeyay xaafado ka tirsan Baydhabo
By isxaaq Rashid Guddoomiyaha gobolka baay Maxamed isxaaq xasan (Caracase) Taliyaha qeybta booliska gobolka baay, Xildhibaano ka tirsan barlamaanka Koonfur Galbeed Gudoomiyaha deegaanka Owdiinle Iyo saraakiil kale oo u kuurgalaya xaaladda amni ee caasimadda kumeel gaarka koonfur galbeed ayaa caawa…