Hogaamiyaha Ahlu-Sunna oo war kasoo saaray Hubkii la boobay, fariina udiray DF.
By isxaaq RashiidHoggaamiyaha Ahlu-Sunna Macalin Maxamuud Sheekh Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa ka hadlay hubkii lagu boobay Caabudwaaq, isagoo farriin u diray dowladda federaalka. Macalin Maxamuud ayaa sheegay in dowladda federaalka hadii hubkaas ay leedahay ay suurtagal tahay inay…