Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Bulshada Magaalada Baladweyne
By isxaaq Rashiid Maamuka Gobolka Hiiraan iyo Kan Degmada Baladweyne ayaa maanta kulan la qaatay Bulshada qeeybaheeda kala Duwan kaasi oo looga hadlayey sidii Magaalada Baladweyne ay u yeelan leheyd Laamiyo, Sanadihii lasoo dhaafay Magaalada waxaa ku dhuftay fatahado kuwaasi…