Wasiir Fiqi oo shaaciyay Cidda ka dambaysa guusha ay soomaliya ka gaartay Golaha Amniga.
By isxaaq Rashid Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo markale ka hadlay guusha taariikhiga aheyd ee Soomaaliya gaartay Khamiistii ayaa shaaciyay xogta sida uu kusoo bilowday ololaha kursigan. Fiqi ayaa sheegay in codsiga kursiga golaha ammaanka ee…