Isdiiwan galinta doorashooyinka oo jowhar ka bilowday iyo Cali guudlaawe oo kamid noqday
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa maanta iska diiwaan-geliyey hannaanka doorasho qof iyo cod ee guud ahaan laga hirgelinayo dalka. Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorrashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa magaalada Jowhar ee caasimada Dowladda Hirshabeelle waxa ay ka…