Ciidamada Dowlada Soomaliya oo AS kala wareegay Deegaano ka tirsan Koofur Galbeed.
By isxaaq Rashiid Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo qorsheysan oo maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen qaybo kamid ah gobolka Baay, kuwaas oo lagu beegsaday kooxda AS. Howlgallada ayaa si gaar ah looga sameeyay deegaanada kala ah…