Laamaha Amniga oo xiray Goobo Ganacsi oo diiday amar kasoo baxay dowladda Soomaaliya
By isxaaq Rashiid Maalmihii la soo dhaafay waxaa Magaalada Muqdisho ka taagan caqabado ka dhashay amarka kasoo baxay Hay’adaha Amniga oo ku saabsan in Goobaha Ganacsiga lagu xiray Kaamirooyinka wax duuba ee CCTV. Waxaa jira Goobo Ganacsi oo aad u…