RW Xamse oo Golaha Wasiirada Amray inay ka qeyb qaataan la dagaalanka AS
By isxaaq Rashiid Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirrada Jubbaland oo diiradda lagu saaray gurmadka dadka Soomaaliyeed ee ay daadadku saameeyeen iyo wajiga labaad ee ciribtirka AS Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa…