Xildhibaan Cabdiraxman Cabdishakuur oo qoraal ka soo saaray dagaalada hirshabeelle ka socda
Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay xaaladda dagaal ee ka taagan deegaannada Hirshabelle, isagoo hoosta ka xariiqay in shacabka Soomaaliyeed si dhow indhaha ugu hayaan sida ay madaxda dowladda federaalku masuuliyad uga muujiyaan gurmadka iyo…