Booliska Soomaaliya oo war ka soo saaray qabashada koox dil iyo dhac ka geysata muqdisho
Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo si cad u beeniyay wararka ku saabsanaa in sarkaal ka tirsanaa laamaha ammaanka uu is daldalay,balse uu tilmaamay in sarkaalkaasi la dilay. Afhayeenka…