Deg Deg:-Gudoonka Golaha Shacabka oo fasaxay Wasiirka Cadaaladda oo maanta Golaha hortagi lahaa
By isxaaq Rashiid Sheekh Aadan Maxamed Nuur Sherkh Aadan Madoobe oo ah Gudoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa fadhiga golaha Shacabka ka fasaxay Wasiirka Cadaalada XFS Xasan Macalin oo ka soo daahay kulanka kadib markii uu ka hor furmay. Xubno ka…