Dad careeysan ayaa dab qabadsiiyay Safaaradda Sweden Ee ciraaq
By isxaaq Rashiid Booliska magaalada Baqdaad ee caasimadda dalka Ciraaq ayaa biyaha laga tuuro tubooyinka u adeegsaday boqollaal dibadbaxayaal ah oo xoog ku galay safaaradda Sweden ee ku leedahay dalkaas oo qaybo ka mid ah ay dab qabadsiiyeen. Waa markii…