Kulamo ka dhan ah Mw Xasan sheikh ayaa ka socda Nairobi
Kulamo siyaasasadeed oo ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa waxaa uu ka socdaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxaana kulamadan wada madaxdii hore ee soo maray Dalka. Xubnaha kulamada ugu socda Magaalada Nairobi ayaa waxaa ka mid…