Shir laga yeeshay amniga gobolka Hiiraan
By isxaaq Rashiid Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Hirshabelle Yuusuf Ahmed Hagar (Dabageed) ayaa Shir guddoomiyay shir looga hadlayay amniga magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Waxaa shirka Goob joog ka ahaa Gudoomiyaha magacaaban ee Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Sufurow, Saraakiisha…