Xog: DENI oo ku wajahan Garoowe xilli xiisad ay jirto
by abdinajib abdullahi Garoowe (Boundless media) Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan degaanka Ceel-haarre ee duleedka magaalada Qardho ayaa dhawaan ku wajahan magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Saciid Deni ayaa sida la filayo ku hakan doona degmada Dangoroyo…