Itoobiya oo si adag uga hor timid Go’aan kasoo baxay Shirkii Jaamacadda Carabta
by abdinajib abdullahi addisababa(Boundless media)_Dolwadda Itoobiya ayaa si adag uga hor-timid go’aankii ka soo baxay shir madaxeedkii dalalka Jaamacadda Carabta ee lagu soo qabo gabeeyay Boqortooyada Sacuudiga , kaa arrimaha looga hadlay qeyb ka ahaa arrinta biyo xireenka wabiga Niil.…