Waddooyin ku yaalla Nairobi oo Axadda la xiraya
By Abdinajib Abdullahi Nairobi(Boundless media)_Waxaa uu qorshuhu yahay in maalinka Axadda ee 21-ka bishan la xiro qaar ka mid ah waddooyinka caasimadda dalka ee Nairobi. Tani ayaa loo aaneeyay in maalinkaasi la qabanaya socdaal wacyigelin oo ka dhan ah cudurka…