Sawirro: Xiisad lamid ah mida Laascaanood oo ka qaraxday BOORAMA
By abdinajin abdullahi Boorama (Boundless media) – Wararka laga helayo magaalada Boorama ee gobolka Awdal ayaa sheegaya in maanta dibad-baxyo rabshada wata ay ka ka dhaceen gudaha magaaladaas oo hoostagta Somaliland. Dadweyne careysan ayaa isugu soo baxay bartamaha magaaladaasi, waxayna…