Marwada koowaad ee Maraykanka oo Kenya booqasho ku imaaneys
By abdinajib abdullahi Nairobi(Boundless media)-Waxaa la filayaa in marwada koowaad ee dalka Maraykanka Dr. Jill Biden ay booqasho Kenya ku timaado. Dr.Jill Biden ayaa toddobaadkan laga billaabo maanta ilaa maalinka Axadda ee 26-ka bishan booqan doonto waddamada Namibia iyo Kenya.…