Somaliland oo ‘si yaab leh’ uga hadashay isbaddalada ka socda Laascaanood
By Abdinajib Abdullahi Taliyaha Ciidanka Millateriga Somaliland Nuux Ismaaciil Taani ayaa markii u horeysay ka hadlay dhoola-tuskii Isniintii ee magaalada Laascaanood, kadib socdaal uu magaaladaas ku tagay Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC Taliye Nuux…