DF oo shaacisay tirada Al-Shabaab saaka ‘looga dilay’ weerarkii degmada Galcad
By Abdinajib Abdullahi Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay weerarkii ku billowday qaraxyada ee Al-Shabaab ku qaaday degmada Galcad ee gobolka Galgaduud. Qoraalka wasaaradda warfaafinta ayaa lagu sheegay in weerarkii saaka lagu jebiyey kooxda, islamarkaana uu gaaray khasaare dhimasho…