Taliyihii hay’adda NISA ee gobolka GEDO oo la dilay
By abdinajib abdullahi Taliyihii Hay’adda Nabad-Sugidda Qaranka (NISA) ee gobolka Gedo Cabdiraxmaan Cabdulaahi Aadan (Bakaal Kooke), ayaa lagu qarxiyay tuulada Suul Alle oo ku dhow degmada Luuq sida ay xaqiijiyeen masuuliyiinta gobolka. Bakaal Kooke ayaa la sheegay in qarax loogu…