Al-Shabaab oo meel u dhow MUQDISHO ku toogtay ABUUKAR ISAAQ CIISE
By Abdinajib Abdullahi Kooxda Al-Shabaab ayaa fagaaro ku yaalla deegaanka Gamboole ee hoos taga degmada Jowhar ku toogtay nin la sheegay in uu ahaa askari ka tirsan ciidamada Dowladda. Askariga la toogtay oo lagu magacaabi jiray Abuukar Isaaq Ciise oo…