Golaha Midowga Murashaxiinta oo ka horyimid habraaca doorashada
by abdinajib abdullahi Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa sheegay inay diideen habraacii shalay ka soo baxay Golaha Wadatashiga Qaran ee ku aaddan doorashooyinka mudanayaasha Golaha Shacabka. Midowga Murashaxiinta ayaa qoraal ay soo saraeen ku sheegay inay si gaar ah u didian…