Kenya oo Qorsheyneyso in Visa la’aan dalkeeda laguso galo
By Ayanle Dhiire Madaxweynaha Kenya William Kipchirchir Samoei arap Ruto ayaa sheegay in waddankiisu uu “si dhab ah uga fikirayo in gebi ahaanba meesha laga saaro dal ku galka” looga baahan yahay ajaaniibta muddo dhowr bilood gudahood ah. William Ruto…