Maxkamadda Garissa oo min 20 sano ku xukuntay 3 qof oo gudbinayay daroogada nooca Xashiishka
By Abdinajib Maxkamadda hoose ee ismaamulka Garissa ayaa 3 qof ku xukuntay min 20 sano oo xabsi ah ka dib markii lagu helay dembi ah inay kala gudbinayeen nooca daroogada Xashiishka gaar ahaan midda loo yaqaano Marijuana Cannabis Sativa kaasoo…