Xog: Kooxda Deni oo arrimo siyaasadeed u isticmaalay lacagtii dhismaha garoonka…
By Abdinajib Abdullahi Boosaaso (Boundless media) –Mashruuca dhismaha garoonka kubadda cagta ee Boosaaso ayaa qarka u saaran fashil kadib markii kooxda madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ay lacagtii loogu tala-galay u isticmaashay arrimo siyaasadeed. Sida ay ogaatay Caasimada Online, dhaqaalaha ku…