Somaliland oo war cusub kasoo saartay dagaalka iyo qorshe ay wado Puntland
by abdinajib abdullahi Hargeysa (Boundless media)–Xukuumadda Somaliland oo markale ka hadashay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, ayaa waxay sheegtay in maamulka Puntland uu qorsheynayo weerar ka dhan ah ciidamada Somaliland. War-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda gaashaandhiga Somaliland ayaa…