Sawirro: Xamza oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc ay ku kaceyso malaayiin dollar
By Abdinajib Abdullahi Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Mashruuca Barwaaqo oo ay ku kacayso Malaayiin dollar. Mashruucan ayaa waxaa fulineyso Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, oo kaashaneya Baanka Adduunka,…