Caruur Walaalo ah oo ku dhintay Qarax ka dhacay gobolka Galgaduud
By isxaaq Rashiid Faah Faahino ayaa ka soo baxaya Qarax Miino oo caruur ay ku dhinteen oo ka dhacay gobolka Galgaduud. Qaraxa ayaa waxaa uu ka dhacay miyiga degmada Xeraale ee gobolka Galgaduud waxaana ku dhintay laba Caruur oo walaalo…